Banaan bax balaaran oo ka dhacay Garawe iyo Shacabka oo caro xoogan muujiyay

Waxaa maanta magaalada Garawe ee caasimada dowlad goboleedka Puntland ka dhacay banaan bax balaaran oo looga soo horjeeday sicir bararka iyo diidmada lacagta shilin Soomaaliga ee ka jirta Garawe. Shacab aad u careesan ayaa isugu soo baxay wadooyinka magaalada Garawe, waxa ayna shacabka taayaro ku gubayeen wadooyinka magaalada qaarkood iyaga oo sidoo kale dhagxaan badan … Continue reading Banaan bax balaaran oo ka dhacay Garawe iyo Shacabka oo caro xoogan muujiyay